Digniin Ku Socota dawlada Hoose Ee Burco Iyo Guubabo Shacabka Ku Socta By Abw,Sidiiq Sh Faarax Gabaar

 

STOP HANTIDA QARANKA HA IIBIN HANA HUNGAURAYNIN
Digniin Ku Socota dawlada Hoose Ee Burco Iyo Guubabo Shacabka Ku Socta By Abw,Sidiiq Sh Faarax Gabaar

Marka Hore waxaan salaamaya saxaafda Xorta Ah Ee Dhex-Dhexaadka Ah Iyo Shacabka Qaaliga Ah
Marka Labaad Ujeedad Maanta aan Qalinka U Qaatay Waxaann Arkay Oo Ka Adkaysan waayay Markaa Dhaw Jeer Saxaafad Ku Arkay Iyadoo Laga Qaylinaayo Dawlada Hoose Ee G/Togdheer Oo Uu U Horeeyo Maayarka Iyadoo Lagag cabanaayo Dhul Muhiima Oo Uu Leeyahay Qaranku Inay Doonayaan Inay Iibiyaan
HADAB WAXAAN LEEYAHAY DAWLADA HOOSE AMA MAAYARKA G/TOGDHEER KA DAA OO KA NOQO  IIBINTA DHULKA IYO HANITIDA UMMADA 
Waxay Kuu Galaysaa Taariikhda Walaahay Markalaad Ka Shanlaayne Hadii Ay Jirto Inaad Iibisaan Golaayaasha Iyo Taalooyinka Iyo warshadaha Waad Ku Luuf Luufaysaan Waana Haniti QARAN UMMADA ISKA LEH STOP
 

 

Shacabkana waxaan Leeyahay Ka Gilgisha Oo Diida oo Ilaashada hantuida Qaranka Kana Mudaharaada Nabd galyadan Ilaaliya Runtana Sheega oo Ka hadla
HADII MAANTA LA ,IIBIYO GOLAYAASHA TAALOYINKA IYO WARSHADAHA MAXAA U HADHAY G/TOGDHEER BURCO YAA LAHAAYEEY KA KACA OO XUMAANTA IYO BOOBKABA DIIDA NABAD GALAYADAN ILAALIYA.
Wabilaah Tawfiiq Ilaaahay Ayaa Mahad Gara Iska Leh
Alxamdulilaah Rabil caalamiin 
Soomaliya Ilaahay Dhibka Haka Kor Qaado Aamiin Aamiin Aamiin
Somnaliland Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo
By Abw, Sidiiq Sh Faarax Gabaar