QAADKII LA JOOJIYEY QOSOL BAA KA DAMBEEYEY MURTIILE/BACAADO (NEW FILM).Â
Abwaan Faarax Murtiile ayaa ku farayaraystay Riwaayadan Qiimaha badan. Waxaa kaalin libaax ka qaatay Kaltuun Bacaado iyo Nafaxaad.Â
Waxaan xushmad gaar ah siinayaa Saaxiibkay Faarax oo Xigmadiisii xiligan sii laba-Qaraxday.Â
QOF DAAWADOON QOSOL LAMA ARAG.Â
Waxuu Abwaanku ii sheegay inuu soo wado Qaybo kale oo Filimkan ah
FAARAX MURTIILE IYO KALTUUN BACADO DHIBTII QAADKA…: http://youtu.be/BGoRVXf25eYÂ
Qaasim Qaxweyste