Hambalyo..Anigoo ka Mid ah Xubnaha Xizbiga Tiir Waxaan Hambalyo u Dirayaa

MAQAAL

Anigoo ka Mid ah Xubnaha Xizbiga Tiir Waxaan Hambalyo u Dirayaa
Dhamaan Xubnaha Xizbigeena Tiir iyo wali isu Taageena Musharaxnimada .
Waxaan Sii gubaabinayaa Gudoomiyaha Xizbiga Mudane Fadil oo aan
leenahay halkaaasi ka sii wad anaga Wadanka ayaan kuu joognaa
Garabkaaga ayaan Taaganahay




Hambalyo
Hambalyo
Hambalyo
Hambalyo

Hassan Osman
Afgoi – Somali