Hambalyo hambalyo….caleemo saarka suldaanka guud ee beesha Yoonis Ismacil(Sacad Yonis)… Suldaan SALEBAN CAWIL DIRIR.

Hambalyo hambalyo….caleemo saarka  suldaanka guud ee beesha Yoonis Ismacil(Sacad Yonis)… Suldaan SALEBAN CAWIL DIRIR.

images
Dhamaan Qurbajooga beesha sacad yoonis ee ku kala nool daafaha dunida siiba gaar ahaan qurbajoogta beesha Sacad yoonis ee UNITED KINGDOM waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa soona dhawaynaysaa  caleemo saarka suldaanka guud ee beesha YOONIS ISMACIL suldaan SALEBAN CAWIL DIRIR oo lagu caleemosaarayo magaalada CEELAFWEYN maalinta  AXADA oo bishu tahay 17/8/2014..  waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu xilkaas la garabgalo una fududeeyo noqdana kii dadkiisa iyo dalkiisa waxweyn tara .. amin amin amin
1. Suldaan CALI CUMAR
2. ODAY  HUSSEIN JAMA XAGQR
3. ” ” ”       ISMACIL CANBASHE
4. MOHAMUD AHMED LIBAN
5. IMAAN MOHAMED BURGAL
6. AHMED CAWIL ISMACIL
7. IBRAHIM MUSE YASIN
8. SAED ADAN LIBAN
9. SALEBAN AHMED TAKSIILE
10. MOHAMED ABDIRAHMAN LIBAN
11. SAED YUSUF FARAX-yare
12. FAARAX XIRSI GULED
14. HUSEIN ABDIRAHMAN LIBAN
15. SALAH BOHOL
16. LIBAN YUSUF LIBAN
17. ISMACIL CASAAN
18. NUUR MOHAMUD AHMED LIBAN
19. SAED JAMA LIBAN
20. NUUR ABDI SHIRE
21. HAMSE MOHAMUD AHMED LIBAN
22. SAED AHMED LIBAN
23. FAARAH HUSSEIN CANBASHE
Allaah mahadleh
By.. Qurbojoogta SACAD YONIS/UK
        Hapboy1@hotmail.co.uk