Nadaafada Naftaada Qalinkii Nimco Baashe Cabdi. W/Q. Qalinkii Nimco Baashe Cabdi

rooHoraa loo yidhi waan baahaney baqti looma cuno, haday danta iyo duruuftu ku hadhaysay waa inaanad noqon dhinac u jiife, naftuna kuma gamado meel aan nadiif ahayn, qaaradaad ku nooshay iyo waa inaad la shaan qaadaaiyo bulshada aad la dagantay, naftaada waa inaad ka dhowrto hadimada ku dadal sidii aad naftaada aad uga dhigi lahayd mid ka dhex muuqata dhalinyarada dhigaaga, waa inaad nadaafada ka dhigataa saaxiib qaaliya waayo maaha wax laga maarmo, waana wax aynu ku noolnay Waxkasta oo aad qabanayso hadayna lahayn nadaafad dhamastiran, maaha wax dhamays tiran waayo nadaafad waa shayga ugu qaalisan nolosha, nadaafad la,aan waa nolol caafimaad la,aan ah, waxayna ka qeyb qaadataa horumarka dadka ama bulshada hadaad tahay qof nadaafad badan, waxaad wax ka badali kartaa waxyaabo badan oo ay nadaafad la,aan hayso, si aad u noqoto qof magaca iyo maamus le waa inaad noqoto qof nadaafad badan, taas oo aad samaysaa waxay wax ku soo kordhiineysaa dadkaaga iyo dalkaaga,

W/Q. Qalinkii Nimco Baashe Cabdi

Enail: ugaaso00000@gmail.com