Ogaysiis Xisbiga WADDANI Minnesota USA

Ogaysiis Xisbiga WADDANI Minnesota USA

ogaysiisOgaysiis:Waxa la ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha iyoTaageerayaasha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ( Somaliland National Party) ee ku dhaqan Gobolka Minnesota USA iyo Gobolada jaarka la ah, in la qaban doono shir wayne aad u balaadhan oo lagu dar dar gelinayo hawlaha muhiimka ah ee horyaala xisbiga gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha, qaabilaada taageerayaal xoog leh oo kusoo biiraya xisbiga iyo dar dar dar gelinta garabka haweenka iyo dhalinyara ee xisbiga. Waxaa aad iyo aad looga codsanayaa dhamaan taageerayaasha Xisbiga WADDANI iyo shaqsi kasta oo danaynaya horumarka xisbiga inay si buuxda uga soo qayb galaan si loogaadho guusha aan wada hiigsanayno.

TAARIIKHDA: SATURDAY AUG. 30, 2014

WAQTIGA: 4:30PM-9:00PM

GOOBTA: PHILIPS COMMUNITY CENTER-MINNEAPOLIS

2323 11th AVE S

MINNEAPOLIS, MN 55404

Waad mahadsan tihiin

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Minnesota USA