Ogeysiis…Walaal idinkoo mahadsan naga gaadhsiiya dadweynaha Somaliland ee ku

SSUK-LOGO1

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo la kulmi doonta dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan UK

          

Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK) waxay dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan dalka

UK ogaysiinaysaa uguna baaqaysaa inay ka soo qayb galaan kulan la isugu iman doono

maalinta Jimcaha ah 8 Aug 2014, 7da galabnimo, kaasoo ku qabsoomi doona The

Egyptian House, 95 Bloemfountain Road, White City, London W12 7DA. Halkaas oo

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo

Samsam Cabdi Aadan ay kala hadli doonto una iftiimin doonto dadweynaha arrimo ku

saabsan guud ahaan heerka ay marayso waxbarashada Somaliland.

Allah Mahad Leh.

Abdalla Salim.

Gud /Jaaliyada Somaliland UK