Tacsi Ku Socota Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Xuseen Xaaji Jaamac Aleel

Tacsi Ku Socota Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Xuseen Xaaji Jaamac Aleel

TACSI

Dhammaan aqoonyahandan iyo waxgaradkan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Xuseen Xaaji Jaamac Alleel oo gacan ka gardarran dishay isaga oo salaadii subax ka soo baxay masaajid ku yaalla galbeedka magaalada London, waxaana Eebbe uga baryeynaa in uu Janno Fardowsa ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu baxdeyna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin.

1. Gen. Mohamed Nuur Cismaan “Cansharaar”
2. Caydiid Xaaji. Daahir Aw. Cilmi
3. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale
4. Nuur Xuseen Fariid
5. Idiris Maydhane Warsame
6. Cabdiraxmaan Cumar Bille
7. Bashiir Maxamuud Yuusuf
8. Cabdiraxmaan Cumar Bille
9. Rashiid Nuur Cige
10. Maxamed Cumar Bille
11. Maxamed Xasn Sh. Muumin
12. Xaaji Maxamed Xuseen
14. Axmed Ibraahim Taani
15. Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdiweyne)
16. Haaruun Sheekh Cabdiraxmaan Qaadi
17. Xuseen Ibraahim Cawaale
18. Aadan Aw. Cilmi Maxamuud
19. Xaaji Cumar Xaaji Hadliye
20. Dr. Cabdirahman Cige Arkijire
21. Maxamuud Cumar Sheekh Ibraahim
22. Mustafe Miicaad Allaale
23. Cabdirisaq Mohamed Barkhad.