Warsaxafadeed…Saxaafadda Somaliland waa Asaaska Aqoonsiga Somaliland Ee Beesha Caalamka

Saxaafaddo Waa Xidhiidka Somaliland iyo Beesha Caalamka ,  Waddan Bila Saxaafad ah Waa Guri Bila Adrees ah waana Asaaska Aqoonsiga Somaliland Ee Beesha Caalamka.  Waddo la Dhisayana Waxaa Dhaanta Biyaha oo dadka la wada gaadhsiiyo???!!!!! Marwalba Waddanka iyo Shacabka Baahidiisa Ayaa Habboon in La hor mariyo Wax walba waayo Markaas Qof Baahan aad Haqab tirtid Ayo isaguna Garab Ku siin Karaa.

 

Samiya
Anigu Ah Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse , Waxaan Layaabay Somaliland Aqoonsigeedi Caalamiga aha sidee ayaa loo raadin kara????!!! Haddi aanay Dawladda Maanta Talada Haysaa Aaney Marnaba Ogeen inay  Saxaafadda
Somaliland ay Tahay Asaaska Aqoonsiga Caalamiga Ah Ee Somaliland!!!!!!!! Oo Ay Marwalba Tacadi IYo Jir Dil Ku hayso Saxafiyiinta Qaar Kuwa kalena sidii ay Madax Qaran Yihiin Waxa ay Rabaan Ka qoraan Masuulinta Kale iyo Xisbiyada Mucaaradka ah!!! Waa unfair iyo Xaqdarro Badheedh ah.
 
Waxaa Baryahan Danbe Aad logu tacadiyay Xuqooqdi Saxafiyiinti  Ee Ayagu Xuqooqda Ogu Wayen Ku leh Mujtamac Kasta Adoonka , Waana Arrin aad looga Naxo , waxaan halkan o yara iftiimin doona International Lawga Wuxu Dhigayo :
 
 Article 15: the right to form, hold, receive and impart opinions
Article 16: free and equal access to information inside and outside state borders
Article 17: freedom of speech and expression, equal access to all channels of communications
Article 18: the duty to present news and information fairly and impartially
 Article 19: the right to freedom of expression and opinion, including “freedom to hold opinions without interference and to seek, receive and impart information through any media”
Wargaysaka Balligubadle waxaa loo Xidha Masuulkiisa because Mudane Madaxwayne ayaa war been ah laga sheegay !!!??? Ok Why  Wargeiska Somaliland Today loo Xidhi waayay Masuulkiisa  Markii Ay Musharaxa Madaxweynha ee Ucid Mudane Jamal Ali Hussein Ay Beenta Ka Sheegayeen Musharaxnimadiisa  oo Lagu qoray Wasiirka Biixi Yonis ??? Mise Waa Xalaal Calikum Wa Xaraam Calayna ??? Wallaahi Waa Cadaalad Darro iyo Xaqdarro maalin Walba laga galayo Ummada Somaliland!!!!!
Wasiiradi Somalialnd Shaqadoodi way isku dhex Qasantahay  oo Waayadan Danbe Ma arkin nin Xilkiisi loo magacaabay kuguda jira oo wax fiican ka qabtay waana dhibaatada ogu wayen ee maanta halkaas na dhigtay , in siyaasadi Gudaha Lago Wada Mashqoolo oo Calaamki Nalaga Xidho oo God Madaw Siyaasada Arimaha Dibadda Nalaga Galiyo ???!!!!!
 
Waxaa Maanta laga sugaya Dawladda  waa Siyaasadi Arimaha Dibadda ee Somaliland halkay ku Danbaysay ???? Ma Casho Sharaf iyo Safar Ciida lagu soo Ciidayo, Saxaafadi oo La Wada Xidhay iyo Fanaaniti Xedigaha Geeska oo Qadiyadi Dhameed lagu ilaabay  Ayaa tala noo noqonaysa ???, Wallaahi Waa ayaan Darro maanta Somaliland haysata !!!
 
Wa billaahi Al Tawfiiq
 
 
Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse