Xildhibaan Bukhaari miyuu Muse Biixi u fasaxay in uu hadlo sowkii shirkii Kulmiye ku yidhi waar aamus adigu..shut up !!!!!

Xildhibaan Bukhaari miyuu Muse Biixi u fasaxay in uu hadlo sowkii shirkii Kulmiye ku yidhi waar aamus adigu..shut up !!!!!

bukhaari (1)

Xildhibaan Bukhaari waxa iigu danbaysay isagoo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muse Biixi ku haamaan saday shirkii Kulmiye oo ku yidhi Waar AAMUS ADIGU !!! Bukhaarina ku jawaabay haye haye haye!!! Maanta miyuu Muse Biixi u ogolaaday in Bukhaari hadlo.
Xildhibaan Bukhaari oo ah wakiilka uugu liita golaha wakiilada oo aan cid tax gelisaa jirin oo marka qudha ee loo baah daa ay tahay marka meel kuwa kale ka xaragoonayaan isaga loo diro oo la yidhaa waxaa ku hadal ayaa maanta doorashada ka hadlaya. Bukhaari oo ceydhii gaha ka soo baxay oo masaajid axaadiistii Bukhari soo weriyey ka marin jiray oon caqli iyo cilmi toona lahayni in maanta uu ummada wax u sheegaa waa nasiib daro. Cid dhaanta miyay kulmiye waayeen oo warbaahinta dadka wax uuga sheegta oon ahayn Cukuse iyo Bukhaari.
Somaliland waa u sadaal xun in Cukuse iyo Bukhaari wax u sheegaan. Waa qoom aad u raga nimo daran oo taariikho madow na wata oo sida eyda xadhiga laga furo lagu yidhaa orod qaniin hebel ama xisbigaa mucaaradka ah. Isaga Bukhaari ciyaalkii hore gaadhiga uuga jejebiyay ee isna garaacay ayaa doon doonaya oo goor ay sil-silad la dhici la garan maayo. Cukuse na isagaaba naftiisa haligaya intuu habeen kii soo jeedo ee ilaa madaxtooyada gaalaa baxayo.
Cukuse iyo Bukhaari wax isma door shaan oo waa laba guul wada. Nin ka qudha ee ka deraja sareeyaa dhinaca guul wada nimada waa Xildhibaan nac-nacle oo isagu marka Silaanyo kursiga ka dego laga yaabo in uu is gubo ama is del-delo sababtoo ah wuxuu u heystaa hawada uu neefsanayo nacnacle in ay Silaanyo tahay.
Qalinikii Abdi Mustafe