An open letter to “Khaatumo” By-Eng Cabdinasir Garaad Abshir Saalax

An open letter to “Khaatumo” By-Eng Cabdinasir Garaad Abshir Saalax

100
Ref/chfd/21f-London 11/9/14
To: Shacabka SL

Madaxa UrUrka HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU – Eng CabdiNasir Garaad Abshir Saalax,waxaan marka hor halkan ka salaamay madaxda Dhaqanka SomaliLand , Garaadada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha & Shacbiga reer SL.
Kadib markaan arkey baahida dadka reer SSC iyo siday u hor kacayaan dad dan gaara ah wata Dadkaas oo xitaa hadaanu dib u noqono 33 sanadood ee tegey horumarkii aygaadhi Lahaayen Hortaagnaa qof markuu maskaxdiisu xortahay ayuu dadka kalena wax laqaybsadaa,Hadaan Tusaale usoo qaato Mudan Saleeban xagletoosiya intuuna siyaasada soo gelin Rugta caafimaadka ugu
Weyn isagaa shicibka reer buuhoodle u dhisay,sidoo kale hadaanu
Isbarbar dhigno “prof Ali Khalif Galaydh”iska dhaaf inuu dadka wax u dhiso intay dhisteen Duminteedii buu ku jiraa.
Tusaale kooban hadaan kusoo qaato dowladii MDXweyna cabdiqaasin salad xasan waxuu eeda tusha kaga tuuray oo
Uu lahaa “prof Ali Khalif Galaydh” baa curyaamiyey dowladaas,manta curyaamintaas siyaasadeysan waxay mr Ali Khalif Galaydh La maraysaa inuu Maanuladii Sida SL,PL,Dowlada xamar inuu buuq Xasaasi ah ku afuufo, “prof Ali Khalif Galaydh” waxaanu ognahay si uu isagu kaligii isku soo sharaxo inuu kala diray “G11” uu ku jiray (Prof Cali ciise cabdi ) oo ah nin aad uqiimo badan Hadeerna Aniga & Rag Aqoon yahan oo ka soo jeeda degaamada SSC wada hadel noosocdo “ururkan Aqoon Yahanka isku tegay ee reer SSC oo aanu Samaynay kadib markaanu aragnay baahida dadku uqabaan inlag qabto “Hadamooyinkaas dadka wada” waxaanu u bixinay ururka (Badbaado Qaran).
Waxaa xusid mudan inaanu idiin soo gudbino shirar aad muhiim ah oo aanu kaqayb galnay oo aad ka daawateen TV.waa shirarkan,
1)Africa Business-Global-Conference-London.
2)Secure Cities-Homeland-Conference-London.
3)Uk’S Premier Security conference&Exhibition.
4)Securing ASIA & AFRICA Summit.
5)The Nehru Centre- High Commission of India(AIBF Summit).
Shirarkaasi oo aanu kaqayb galnay waxay dhaleen oo soo socda
3 shir oo waaweyn oo London ka dhicidoona oo nalku casumay
Mdx Somaliland ahina iman doonan oo heer qaran.
Anigoo sii wata warqadaydii furneed eeku socotay Khaatumo,
Waxaan anigoo madaxdii dhaqanka ka mida ah Dadka reer SSC ee dad faro ku tiris ah Afduubka ugu haystaan “websites”uu
BUSINESS LICENCE uu “Ali Khalif Galaydh” ka bixiyo,in dadka La’ marin habaabiyo taas waxaan leenahay waa in dadku ka foojignaadan maanlaawayaasha aan Dadkaas reer ssc arxan u
Hayen oo iLaa (xamer to Hargeysa) inta u dhaxeysa dadkii degi jiray
Siyaasad Looga horkeenay ragas uu horboodaayo Mr Ali K G Dadkii
SSC jiif iyo Joogba iyagaa u diiday..
Dadku wax uu ahaa 1960 Somaliland & Koonfur.hadeerna Arrintu waa taas.

 

Mdx HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU
Eng CabdiNasir Garaad Abshir Salax
London-UK
ILaahay ayaamadle….