Cali Warancade oo u dhaqmaya sidii xiligii uu nabad sugidii kacaanka la shaqeyn jiray Abdi Mustafe

Cali Warancade oo u dhaqmaya sidii xiligii uu nabad sugidii kacaanka la shaqeyn jiray Abdi Mustafe

warancadd

Cali Warancade oo ka xanaaqay maqaal war baahinta lagu soo daabacday oo cin waan kiisu ahaa (Cali Warancade oon weligii cad xalaala ku cashayn ayaa doonaya in uu doorashada khal-khaliyo) ayaa casaabad ama koox lix nin ah oo aysku heyb yihiin u diray inay garaacaan weriye Abdishakuur oo ka tirsan warbaahinta Oodweynenews.com. Cali Warancade muxuu Oodweynenews ku heystaa ilaa 7 website ayaa qoray maqaalka anaana soo gudbiyay.
Runtii maan fajicin sabab too ah Cali warancade shaqada qudha ee uu garanayaa waa tii nabad sugudii faqashtii ee guryaha loo dhacayay ee dadka la hadidayey ee hadana la garaacayay ee la xidhayey qaarna laba dilaayay. Hawlaha ceyn kaasa marka dadku mudo ka shaqeeyaan waxa dhacda in qofku aakhirka waashaba oo ah xaalada aan ka filayo in Cali maanta ku jiro. Kol hadii hadalkiisa waagii kacaan kii dad lagu xidhaayay uu ka war geeyay qaarna laguba dilay sida uu ku miyir qabi karaa maba jirto. Cali Warancade oo nin aad caban ah ayaa diidaya in la soo qaado shaqadii uu ka shaqeyn jiray ee ahayd daba galka iyo dabar goynta Isaaqa. Marnaba kaa maydhmi meyso taariikhdaa madoobi. Habka uu iminkadana uula dhaqmayo weriya yaasha waa tabtii faqashtii oo cilmi kale oo Cali soo galay ma jiro. Sababta Nabadsuguda loo qoray na waxay ahayd ina Suleiman Dafle ayuu abti uugu toosanayay oo ku yidhi abti isaaqa ii soo basaas. Sidaas ayuu cali risiq ku raadin jiray. Car yaan Calow calaamooyin gaara dhoqso laguugu arkin ileyn tolkaa baad hog ku guri jirtay oon been ahayn e.
Qalinkii Abdi Mustafe