Daawo Muqaal: “Dalku Wuxuu Leeyahay Madaxweyne Iyo Madaxweyne Kuxigeen, Raysal Wasaare Kuma Jiro Distoorka Somaliland” Xildhiban Siciid Cilmi Rooble

Sep 9, 2014 Hargeysa(SM) – Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa madaxweyne siilaanyo ku dhaliilay awoodaha dheeraadka ah ee uu u nisbeeyay wasiirka madaxtooyada Somailand kadib markii shalay madaxweyne Siilaanyo madal furay oo uu kullan kulla lahaa maayararad iyo baddhsaabada dalka ka sheegay inuu xirsi yahay wasiirka wasiirada.