Daawo Muqaal dhameystiran..Munaasabad lagu soo dhaweynaayay xubno cusub oo ku soo biiray xisbiga Waddani oo lagu qabtay Bristol .

Daawo munaasabad lagu soo dhaweynaayay xubno cusub oo ku soo biiray xisbiga Wadani oo lagu qabtay Bristol .
Waxaa magaalda Bristol ee dalka UK lagu qabtay munasabad lagu soo dhaweynaayay xubso cusub oo ku so biray xisibga mucaadad ee Wadani.
Xubanahaani ayaa ka soo jeedaa gobolka Howd.
Hadabo hoos ka daawo qaabka ay u dhacday munaasabadaasi.