Daawo MUQAAL: Diiwaangalintii madaniga ah oo Tijaabo ah oo madaxtooyadda Somaliland ka bilaabantay iyo Qaar Kamida Salaadiinta Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Booriyay Qaadashada Kaadhka Diiwaan Galinta.

Sep 25, 2014 Hargeysa(SM)- Qaar Kamida Salaadiinta Hargeysa Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Booriyay In La Qaato Kaadhka Diiwaan Galinta Madaniga AH.