DAAWO MUQAAL….Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADANI Oo Wasiirada Kasoo Jeeda G/Awdak Ku Tilmaamay Wax Ma Tarayaal, Raali Galin Buuxdana Siiyay Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Yoonis

Sep 24, 2014 Hargeysa(SM) – Gudoomiye Ku XIgeenka Xisbiga WADANI  Md. Axmed Muumin Seed Ayaa Wasiirada Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Ku Tilmaamay Wax Matarayaal, Sidoo Kale Mr Seed Ayaa  Raali Gelin Ka Bixiyay Hadallo Deel Qaaf Ah Oo Wasiirka Xidhiidhka Goleyaashu Kula Dul Kufay Madaxdhaqameedka Beelaha Habar Yoonis.