Daawo Muqaal: Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Borama Kana Hadlay Arimo Xasaasiya

Sep 7, 2014 Borama(SM) – Magaalada Boorama ee xarunta gobalka awdal waxa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, waxana kaga hortagay duleedka magaalada Boorama salaadiin, Waxgarad, Haween iyo taageerayaasha xisbigaasi ee magaalada Boorama, halkan ka daawo hadalo duurxul ah oo uu gudoomiyaha iyo masuuliyiintii ka soo qabygalay soo dhaweyntu ka hadleen.