Daawo Muqaal: Wakiilka Dalka Chad U Fadhiya Imaaradka Oo Casho Sharaf U Sameeyay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Weftigii Uu Hogaaminayay

Sep 15, 2014 Dubai(SM) – Wakiilka Dalka Jaadh Oo Casho Sharaf U Sameeyay Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Weftigii Uu Hogaaminayay Oo Booqashada Ku Jooga Daka Imaaraadka.