Daawo Muqaal…Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka golayaasha Somaliland Cali Xaamud Jibriil oo Oo Si Kulul U Cambaareeyay Oday-dhaqmeedyo Ka Soo Jeeda Beelaha Habar Yoonis Oo Safar dhawaan ku tagay Boorama.

Sep 23. 2014 Boorama(SM) – Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud Jibriil Oo Si Kulul U Cambaareeyay Oday-dhaqmeedyo Ka Soo Jeeda Beelaha Habar Yoonis Oo Safar Taageero Ah Ku Tagay Dhowaan Magaalada Boorama.