Daawo Muuqaal… Cabdi Good oo saxay Hees Uu Ku Luuqeeyo Fannaanka Maxamed-HIMILO..Sharaxaadna ka bixiinaya macnaha Heesta…

Doorkan Barnaamijka Isir-raaca Afsoomaaliga Ee Uu Soo Saaro Cabdi Good, Waxa uu ka Garaabay Hummaaga iyo Qaab dhismeedka Heesta Hal-ku-dheggeedu yahay BICIID Ee uu Ku Luuqeeyo Fanaanka Maxamed Aadan Cali “Himilo” taas oo uu ereyadeeda Sameeyey Abwaan Maxamuud Sugaal.