Daawo Muuqaalkan….11 JIR MAGAALADA HARGAYSA KU NOOL OO AQOONTA DIINTA ILAAHAY KU MANEYSTAY,KHUDBAD CARABIYANA AKHRIYAAYA..MAANSHA ALLAH.

Inan yar (Wiil) oo 11 jir ah oo ku nool magaaladda Hargaysa waxa Ilahay ku manaystay barashadda Diinta Islaamka,Waa xaafidul Quraan,Sida aad ka aragtaan muuqaalka, waxa uu khudbad carabiya ka akhriyayaa mar aan kula kulmay huteelka Ambassador ee magaalada Hargaysa.