DAAWO MUQAAL…Raage Omaar Oo Loo Ogolaaday In Uu Toos Uga Soo Waramo Magaaladii Ay Qabsadeen Ururka ISIS Ee Mosul…

Capture33

Seep 12, 2014 Mosul(SM) – Wariyaha Ruug Cadaaga Ah Ee Raage OMaar ayaa ka soo waramaya Magaalada Mosul oo ah Magaalada Labaad ee Dalka Iraq oo ay la wareegeen Ururka ISIS oo ka dagaalama wadamo badan oo ku yaal Bariga dhexe sida Syria, Iraq, waqooyiga Turkiga.