Daawo Sawirada ciyaahara Integration Cup oo Leeds UK lagu qabtay iyo abaalmarino la gudoonsiiyey.

15

Ururka dhalinyarada ee dagan Magalada Leeds  ee loo yaqaan leeds Somali Youth aya  soo qaban qaabiyay tartan Ciyaareed kubadadeed iyo abaal marin  jaaisado la gudoonsiiyay ardayda Somaliyeed ee dhamaystay Waxbarshada GCSE, A levelka iyo waliba Heer jamacadeed, Xafladan oo si qaab sare lasoo abaabulay ayaa ugu horren malinimadi Koop loogu magacdaray( Integration cup) ama koobka isdhex galka ee qoomiyadaha oo ay isugu yimaadeen ila 8 Koxood oo ay ataraxayeen l3 team ooh Eriterea iyo Kurdistan inta kale Dhaliyaro  Somaliyeed ood dgan magalada Leeds iYo shefeild …

5

Ciyaarta finalka  aya waxa isugu soo baxay  team la magic baxay farax 5 iyo team dhaliyaro isugu jirta Eritrea, Somali iyo aya ajanbi, ciyaartaas oo aad u xiiso laheed aya guusho ku racday dhalinyarti isku darka aheed ee matalay Eritrea . Dhaliny yarta ayaa waxa lagudoon siiyay bilado iyo koobab. Waxa kale oo haka jaasid lagu siiyay wiil dhali yaro oo lasocday  team Somali oo shefild ka yami isagu qaaday xaga  gool dhalinta oo laha 11 gool oo magaciisa laidha John  sidoo kale Abshir Abdi oo ah wiil reer leeds Ah aya isna Xaga Goalkeeper ugu wacan noqday. Waxayna kusoo gabogabooday dhalinyarti oo is dhexgashay oo isu hambalyeeyay sida sawirada ka muuqata.

Xaga Xaflada Habeenkii ee abaal marinta ayaa waxa kazoo qayiib gal

ay Councika Xafada somalida, Macalimiin, Marti sharaf, Culumo Awdeen iyo Bulshada inteeda kale oo. Halkaas oo ay ku kasoo jediyeen Guubaabin. Muxadiro iyo muhiimka wax barashadu u leeday Dhalinyarta, Ugu danbayiintiina lagu Gudoonsiiay Jaaisado sida ka muuqata sawirda.

Waxa labadan xafladood ee isku malinta aha soo qaban qaabiyay ururka dhalinyarda ee dagan magalada leeds..(Leeds Somali Youth).

1
3
4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14