DHAGEYSO  Madaxweyne Siilaanyo iska indho tiray cabashada Salaadiinta Awdal Soona Saaray Wax Ka Duwan Wixii Ay Odayada Isku Ogaayeen

madaxweyne siilaanyo


Sep 3, 2014 Hargeysa(SM) – Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Bedelay Wixii Ay Odayada Ku Balameen Ee Laga Sugayay Taas Bedelkeediina Wuxuu Soo Saaray Degreeto Uu Ku Magacaabay Guddi U Kuurgasha Cabashada Deegaanka Reer Awdal, Cabashada Deegaanka Reer Awdal, Cabashada Deegaanka Reer Awdal, Cabashada Deegaanka Reer Awdal.

Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Tabashadii Odayaasha Ee Ay Kaga Hadleen Guud Ahaan Saami-qaybsiga Awoodaha Somaliland, Kusoo Koobay Keliya “U Kuur Gelida Saami-qaybsiga Jagooyinka Shaqo Ee Deegaanka Awdal”, Taas Oo Loola Jeedo Inay Odayadu Ka Cowdeen Keliya Shaqaalaha Badan Ee Aan Gobolka U Dhalan In Dib U Eegis Lagu Sameeyo.

Hoos Ka Dhageyso Degreetada Madaxweynaha:


Salaanmedia/ Hargeysa