Dhalinyarada Somaliland oo isu abaa buleysa siday Somaliland uugu gurman la haayeen oo ay xukunkan diktator nimada ah uuga hor tigi la haayeen een dhalinta waxba u soo wadin by Abdi Mustafe

maqaal
Xalay waxa bilaab may shir dhalin yarada reer Somaliland ay Hargiesa ku qabteen oo dad qurba joog ah iyo qaar gobalada kale ee somaliland kala joogaa na kula xidhiidhayeen telephono ..Teleconference .. oo lagaga wada hadlay hoos u dhaca Somaliland ku yimi iyo sidii wax looga qaban lahaa xukuumadan doonaysa in ay dalka diktator nimo ku xukunto een ogolayn in wixii ay caalamka ay la saxeexatay ay ku dhaqanto een shicibka na karaamayn een dhalinyaradana wax nidaam ah oo ay uugu talo gashay aanay jirin.
1.Waxa aad loo faaleeyey sidii looga hortigi lahaa diiwaan gelinta madaniga ah ee doorashadii meesha ka saareysa ee caalamkuna inagaga jeesanayo haday dhici weydo.
2. Waxa kale oo la naaqishay hadii ay dhacdo in odayaal madaxtooyadu soo shidaalisay ay ku baaqaan in laga qeyb galo diiwaan gelinta madaniga ah wixii laga yeeli lahaa.
3. Waxa strategy caqiibo le laga yeeshay haday dhacdo in wasaarada arimaha guduhu isku daydo in ay goobo istidhaa ka bilow diwaan gelintaa sidii la isu hor taagi lahaa.
4. In ururka magac loo bixiyo shirka danbe ee loo balan sanyay.
5. In Idaacad la kireysto ku baxda afka dhalin yarta
6. In aan la tahriibin ee jailka loo galo ama loo dhinto sidii dhalin yaradu xaqooda u heli lahayd.
7. In Somaliland dhalan yarada ayaa le oo odayadu waqtigoodii wey soo qaateen ee laga xoreeyo xukun kan ku kooban dadka waaweyn ee daalay.
8. In sidii dalka Tunis inan qudhi wax uuga bedelay dhalin yarada reer Somaliland na kooda wax uuga bedesho .
Sideedaa qodob oo weli qeydhin ayay dhalintii xalay faaleeyeen iyo sidii aan dib looga sugeen xukuumada joogta inay wadanka ictiraaf u raadiso ka dib markay hadal hen tiisaba iska deysay oo ay hanti lunsi u dhaqaaqday.
My Comment: Dhalin yaradu quwadoodu waa doox soo rogmaday oo kale oo dowladi isma hor taagi karto. Iminka uun bay Somaliland wax ka bedelmi karaan kol haday dhalin yaradu kacdo.