Gabiilaye oo codkeedii eeday iyo siyaasiyintii gabilay oo siilanyo bah’dilaye

image

Gabilaye(SM)Gobolka gabiilaye ayaa ahaa meelihii ugu codka badnaa ee xisbigii kulmiye ku soo baxay kuna dhaadan jiraye, halka dadwayna gabolkaasi u hanwaynaayee xisbiga kulmiye iyo maamulka siiranyo.
Tan iyo intuu uu xisbiga kulmiye talada wadanka qabtaye waxa jiray qas iyo jaha wareer siyaasdeed oo uu horseeday mamulka siiranyo kaasi oo had iyo jeer cadaysdaye qabyaal iyo eex badheedh ah

Hadaba gobolka gabiilay ayaa noqday meelah ugu ayaanka daran marka loo eego maamulka siiranyo kaasi oon la tusi Karin siyaasiyiinta iyo waxa garadka ka soo jeeda gobalka gabiilaye waxa bahdilaad lugu sameeye siyaasiyiinta gobalka iyo talilayaashii cidamada qaranka ee ka soo jeeda gobalkaas waxaynu xasuunaa sidii foosha xumayd ee xilka looga qaday wasiradii boobe yusuf ducale iyo maxamed cabdilihi ku darsoo waxa kaga sii darnaa labdii taliye qaran jeneral nuux tani iyo jeneral jidhif.

Sikasdaba ha ahaatee gobalka gabiilaye ayaa waxa ka dhacay mudaharaadyo isdaba jooga ah oo lagaga cabanaaye maamulka siiranyo oo marka qaar golaha deeganka fara galin ku haye iyo labdii mudaharaad ee ugu danbeeye ee tii macalinka iyo kii shalay dhiigu ku daataye ee laga soo horjeedaye dilkii foosha xumaa ee labada taliye ciidan lugu dilaye ilaa imika dawladu si miisaaman uga hadal dilkaa foosha xun ee dhacay dadwayne badan ay qabaan in shirqool uu ahaa dilkaasi lugu beegsadaye labada sarkaal allah ha u naxaniisdee.

Salaanmedia/Hargaysa

Xigasho
Daadmadheedhnews