HAMBALYO HEHER WACAN…Maxamed Maxamud Diiriye (figo) iyo Laki Axmed Dahir meherkoodu ka dhacay Hargaysa

                           HAMBALYO HEHER WACAN

HAMBALYO

Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan laso kobi Karin, u dirayaa walalkay maxamed maxamud diiriye (figo) iyo laki axmed dahir oo 11-september-2014 meher koodu ka dhacay hotel dalxiis ee magalada Hargeisa waxaan ilahay uga rajaynayaa inuu ka dhigo kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela….

Aamiiiin..aaamiiin

Abdirahman maxamed

Redsea05@hotmail.com

Â