Hambalyo Muj Sahra Halgan By Mukhtar Cilmi

Hambalyo Muj Sahra Halgan By Mukhtar Cilmi

sahra halgan
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato. Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga ee Cadceed.com

Waxaan halkan hambalyo uga diraya Fanaanadda Caanka ah Muj. Sahra Halgan oo ku soo biirtay Xisbiga Bahweynta Waddani ,aad iyo aad ugu faraxnay talaabadda geesinamaadda leh ee fanaanaddeena oo runti wax badan ku soo biirin doonta xisbiga Waddani ,waxaan leenahay hambalyo hambalyo.

 

Khadar2244@hotmail.com

 

Mukhtar Cilmi