HAMBALYO…Waalidiinta , ehelka iyo ASXAABTU waxay HANBALYO iyo TAHNIYAD u dirayaan AROOSKA (AADAN MAXAMUUD NUUR SUGAAL ) iyo AROOSADDA ( HOODA AADAN MAXAMUUD DIIRIYE ) ,

HAMBALYO

Waalidiinta , ehelka iyo ASXAABTU waxay HANBALYO iyo TAHNIYAD u dirayaan AROOSKA (AADAN MAXAMUUD NUUR SUGAAL ) iyo AROOSADDA ( HOODA AADAN MAXAMUUD DIIRIYE ) , oo arooskooda ka dhacay magaalada Hargeysa , maalintii Khamiistii ee bishu ahayd 04/09/2014 .
Dhamaan dadkan kala ah :
Cabdinaafic Maxamuud Aw-yoonis iyo qayskiisa
Mahad Xuseen Faarax
Jaamac Axmed Olol
Axmed Deeq Cali Cilmi Dixood iyo qoyskiisa
Saleebaan Madar
Xasan Cabdi Cilmi Dixood
Cabdi Xamiid Yuusuf
Khadar Cabdi
Cabdirisaaq Cali Yuusuf
Cabdi Fogor
Xasan fogor (irbad)
Rashiid Cabdi
Kanadiid Muxumed Maax iyo qoyskiisa
Liibaan Maxamuud Nuur Sugaal
Xasan Ibraahiim
Yaasiin Faarax
Cabdilaahi Bede
Axmed Xasan
Cabdirashiid Faroole Dabcasar (Suldaanka )
Axmed Jaamac
Dhamaantayo waxaanu ilaahay idiinka rajaynaynaa inaad noqotaan labadii isku waara , reerkii lagu nastee lagu nagaado ,  ubad khayr qabana kala hela .
Saaxiibbo ,gacal iyo sokeeyaba guurkiinna waa lagu farxay
AAMIIN AAMIIN AAMIINÂ