HAMBAYO Nimco Xasan Maxamuud Saban Oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Golis University

HAMBAYO Nimco Xasan Maxamuud Saban Oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Golis University

unnamed (1)Waxan halkan hambalyo aan lasoo koobi karin aan uga dirayaa walaashay nimco xasan maxamuud saban oo ka qalin jabisay jaamacada Golis university ee ku taala caasimada somaliland ee hargeisa kana qalin jabisay Department of B-IT waxaan leeyahay walaal noqo tii dadkeeda,dalkeeda, iyo diinteedaba anfacda waxanan leeyahay aqoontu waa iftiinka nolosha sidoo kale waxa halkan hambalyo kaaga soo diraya dhamaan asxaabtayda iyo qaraabada oo ku leh hambalyo.

By: sacad muxumed cali