‘Innaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun’….TACSI: Marxuum prof. Cabdi Haybe Cilmi

TACSI:  Marxuum prof.  Cabdi Haybe Cilmi

 TACSI

‘Innaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun’

 

waxaannu  tacsi u dirayaan dhammaanba: qoyskii,qaraabadii , eheladii iyo asxaabtii iyo dhammaanba bahda waxbarashada , barbaarinta iyo tacliinta sare ee somaliland. Waxaannu uga tacsiyaydaynayaa geerida Maxamuud : Prof Cabdi Haybe Cilmi

 

Ilaahayna waxaannu uga baryaynaa marxuumka inuu naxriistii Janno ka waraabiyo, intaas aannu hore ku soo sheegnayna waxaannu uga baryaynaa Samir iyo iimaan inuu ka siiyo.

 

Tacsidan waxaa diraya:

 

Keyse Maacaleesh

Siciid Jaamac Yuusuf

Hassan Moxamed Habashi

Siciid Cumar Hurre

Cabdi Cabdillahi Ibraahim

Cabdi cabdillaahi qaalib

Maxamed X.Diiriye Dirir

Adam yuusuf cisman

Xasan Cumar Hurre

Axmed Cisman Hurre

maxmuud xuuxuule

maxamed daa’uud

cabdi maxamed gaheyr

iyo dhaman dadakaloo badan oo lasoo koobi karin waxay tacsi udirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo somaliland oodhan oo uu ka baxay aqoonyahan

prof:- cabdi haybe cilmi

 

alle how naxariisto amiin amiin