Jawaab ku socota nin sheegtay deegaanada Beelweynta Cali Bare ee Shidaalka.

Jawaab ku socota nin sheegtay deegaanada Beelweynta Cali Bare ee Shidaalka.

 oil-rig

Halkan waxaa ka salaamayaa dhamaan  shacabweynaha sharafta leh ee reer somaliland  iyo INTA qabyaalada iyo qudhunka ka hufan salaam ka bacdi halkan waxaan ugu jawaabayaa nin ka qariyey meeshii laga lasoo xidhiidhilahaa eek u qoray keliyaGuleed Jama, Nin kan qirtay in uu yahay fulay inan layaal ah madam uu qiriyey e-mail kiisa iyo telephonekiisaba.

 

Ninkan la baxay oo magaciisa la daho Guuleed Jamac oo sheegtay inu metelo Qabiil yar oo aanay jirin meel uu degaan u leeyahay oo ladega beelaha Faarax Biciide ee leh deegaanka Ceelafweyn iyo Dararweyne iyo Beesha Adaraxmaan Cali ee degta deegaanka aad u balaadhan ee  Caynaba, Oog  bohol, dogoble,Berkeda Cali Xirsi, Qoridheere, Gowsaweyne, Ceeldhaab,  ceel lahelay, sabawanaag ilaa iyo Xeeb.

 

waxan uu sheegaya ninkan ee miskiinka ah  ee iis leh daadka beenta uu sheeg, oo saxaafada oo dad ka bar in sacad yoonis dhul leeyahay sacad  yoonis dhul maleh waa inan la yaal  iyo wiil abti looyahay waana lawada ogyahay internet aad wax ku soo qorqortay wax dhula ah oo aad ku helaysaa majirto hawareerin.

Habar Yoonisna iyadii baa teedii u darla oo kiliikiishanaad na ogaadeen Npolice baa ku karbaasha oo dhowaan waa lagu kalabixi, Burcana habaryoonis waa ka sii socotaa oo inyar baa ku sii hadhay oo xukumada siilaanyo kahayso dhwaana waa ka dhamaanayaa, intayar ee bariga ceerigaabo ku godoonsinina waa gacan calool kujirta oo waxay yihiin maleh, hargaysinaya waa magaalo Somaliland oo dhan. Waxaan leeyahay nin kan sheeganaya dhul aanu lahaynoy iskaga   imansado  inan layaalnimadaada waa kugu ixtiraamaynaaye hadii kale sidaadii ayaa caanaha dhulka laguugu shubayaa aad ciida leef leeftide.

Oog inta yare e Cali Bare ku xukumo waa magan Cali Bare, Ceelafweyne waxaadkujoogtaa Faarax Biciide oo aad magan u tahay.

Caynaba, Oog  bohol, dogoble,Berkeda Cali Xirsi, Qoridheere, Gowsaweyne, Ceeldhaab,  ceel lahelay, sabawanaag Dogoble, Dhuxuulaley

ciidkasta way taqaan inay tahay

deegaan 100% ay degto beesha  Beelweynta Cali Bare Dowlada Somaliland iyo Madaxweyne Siilaanyo waa kuwa iga kaahaya ee mar hore ayaan wax kaaqaban lahaa. deegaan adan uu dhalan helimaysid waxna lagaa waydiinmaayo wiligaa anaa kaa masuul ah sidaad weligaa ahayd oo xitaa hadaad istidhaahdo guur xagaad mari ileen dhulka anaa lehe ilaahay ka sokow.

Deegaanka Shiidaalku ku jiiro ee  Sool, Saraar

iyo Sanaag waxa ka amriiya beelweynta  Beelweynta Cali Bare   cid kalena waxba lagama waydiinayo,

haadi aad iis leday ragniimo ba ledahay  car kaalay meel ka mid ah deegaanka korku xusan hadii aad rag tihiin

 

Ugu dambayn waxan usoo  jeediinaya  inay daad kaso jeeda beelaha yaryar ee ladega  beelaha waaweyn sida qoladan meelwelba is dhigtay ee Sacad Yoonis  in ay  ka digtoonadan inay sheegtaan  deegaano aanay lahayn weligoodna helayn.

 

Aqoonyahan  Dr. Saciid Muuse Xasan

E-mail: seed111@hotmail.co.uk

 Tel.: 063 4367623
WABILLAAHI TAWFIIQ ALLAAH BAA MAHAD LEH

Wabilahi Tawfiiq Wasalaamu Calal Mursaliin