kursigaa madaxwayne silaanyoo waxaan kulahaa boqolkiba konton waxanaa ugu litaa wasiradaa somaliland kuwaa beshaayda kaso jeda halkaa wasirada kalee waxqabaad umujinen deganadodii

Kursigaa madaxwayne silaanyoo waxaan kulahaa boqolkiba konton   waxanaa ugu litaa wasiradaa somaliland kuwaa beshaayda kaso jeda  halkaa wasirada kalee waxqabaad umujinen deganadodii 
MAQAAL
waxaan salamayaa dhamaan somalilandarka 
sigaraa waxaan usalamaya  saxafada madaxaa banan
taladii iyo olalahi ka socday somaliland wakhtigii dahir riyalee jogay madaxtoyadaa waxaa laga daremayay dhaman goboladaa dalka oo dhan shiirar iyo olale,  tasoo macnahedu ahaa aynu dahiir riyalee  mashaa ka qaadno  
waxaan wakhtigaa jogaay magalada burco iyo hargaysaa oo an kolba mid tagayay waxaa beshaaydaa kuso bodaay marqudhaa shirar iyo ololee ka dhan ah   dawladi dahir riyalee  tasoo odayaal siyasiyiin ganacsato dhalinyaroo aad u jibaaysan oo ku dodaya  wa inan dahir riyalee ka qadna meshaa oo ku badalnaa silanyoo,     wakhtigaa waax badaan kumaan darsaan laba goor ayaan shirar kala hadlay oo farintaydu ahaayd waar yaan la dag dagin ee aynu waax hubsano 
arinta lagama hoos qadiin jibadi waxaa ay gadhay in lagalo dorashoo  meel kasta oo beshaa  habaryonis dagtoo waxaa uu ka helaay coodka ugu badaan mr silanyo
waxaa   markibaa dawladnimadi la waregaay guruubyo  aad modoo inaay meel ku xidhnayeen oo aad u dheraynaya   cadifaad iyo waax iska celina ku jirtoo dadki  kaso jedaay beshaydaa ee aadka u  dadalayay ee aan laha war waaax hala hubsada,  aya  ano dalka debadisa joga ila so xidhidhay yago ka cabanaya mamulki ay dorteen 
waxaan isyara dul  tagayaa   wasirada   silanyo   sidebay ugu kala warhayan deganadodi iyo dadki ay kaso jedeen  wayo inta badan somaliland waxay ku dhisantahay qabayiil  tasoo wasirada la magacabo had iyo  jeer lagu magacabo beel 
waxaan egaay wasirada waxbarashada ee somaliland sidebay u cawisay deganadii ay kaso jedaay   waxaan  xoog badan ka radiyay gudahaa wadanka  taso isura gashay  inan waxogaa ka ogadoo  
lagaa bilaboo magalada sheekh iskuladeda iyo wax barashadeda waxaay isku dayday wasiraduu inay koor uqadoo  xagaa aqonta  dhisidaa  iskulo cusuub   uradintaa  iskulka bodhinkaa oo ay ku amartay hayadaha wax barashada ka cawiyaa inay xoog saraan,  laga bilaboo sheekh ilayo barbaraa waxaay ka dhistaay  15 iskun  oo cusuub,    barbara ilayo hargaysaa waxaay ka dhistay  iskulo cusub oo gadhayaa 12,    hargaysa gudahedaa waxay xoga sartay inay  xojisoo isgulo   xafadaha qarkod kuyalaa  arabsiyo ilayo wajalee waxaay ka dhistay 10 iskun oo cusuub  waxay  dar dar galisay  kor uqadista aqonta ee galbeedka ,
adban ugu amanaya wasirada wayo qofka masulki hadu  xafadisaa dhisoo oo waxqabad u mujiyo wa wax   qabaad qaraan  tasanan ku amanayaa 
wasirkaa dulista hawada waxaan aad ugu amanayaa  shaqalahaa ilayo  cerigabo ilayo saylaac barbara burco hargaysa gabilay   gobolkasta oo uu ka shaqalaysiyo bishisaa wa ariin la wada ogyahay  xukumadaa silanyo shaqalaynta   xagaa xafada waxaa u qabilsaan  wasirka dulista waxanan ku amanayaa inu kor uqaday  dhisidaa shaqalahaa beshisaa oo meel aad u saraysa kaga jiraa shaqalaha somaliland 
wasiirka ugu sharafta badan wasirada  somaliland   sacad cali shiree waxaan ku amanayaa  qandarasyada iyo  ilalinta inji oyada kaso jedaa xafadisaa ee sidaa ficaan uga qataa hayadaha wadanka mashariicdaa wanaa ku amanayaa wasirkaa  inu so kiciyo xaga dhaqalaha ee reerkisaa   
wasirkaa war fafiinta cabdilahi cukusee waxaan aad uso dhawaynaya kuna amanaya cayda iyo aflagadada  uu beshisaa la hor fadhiyo wa arin canaa waxqabad  lagasugo hadalkisa daa lakin afkisaan laga aman helin  wana ku amanan yahay inu wax cayo 
isku so wada duboo wasirada somaliland markaa mid kastaa aad hoos uu racdoo waxaad ugu tagaysa arimo  u khasa waxanad  arkaysaa isagoo ku fogaan arimo reerkisa  sii uu wax uga tago oo lo yidha ho barigu hebel wasirka aha waxasuu  no qabtay  ila markaad eegto wasirka xagala tosiyee  wa nin  u tudhanaya  rerkisa iyo wajigisaba  ugu yaran tobaan tulo oo aan cafimad ka shaqayn jirin ayuu manta cafimad u sameyay wana ku amanan yahay 
hadabaa   wasirada  beshaa   h,yoniis  kaga jiraa dawladaa  somaliland  ayaan donaya inan waxogaa ka yidhahoo  cabdi aw dahiir wa wasirka xananada xolaha somaliland wasirka arimaha gudaha  wa wasiir cali waran cade  wasir ku xigeenka ganacsiga wa bashir cabdi carir  wasirul dawlaha maliyada wa mr cadani  iyo qarkalo badan   
 hadabaa marka lo ego daganada ay kaso jedaan wasiradani oo ah degaan aad u dheer ilayo hargaysa ilayo maydh  ayaan haba yaratee wasiir ama masul ka gaystay wax qabaad anujiriin     xaga  arimaha bulshada sida wax barashada  cafimadka shaqalaha   qanacsiga  ayan haba yarate anay kuba fikarin  waxqabad iyo horumar lo sameyo bulshadan ka midka aha bulshada somaliland .
waxanaa ku muqanaysaa   sidaa aay wasiradani anay cidba dan uga lahayn  wasir walibana waxa u ushaqaysta dantisa iyo carurtisa  wasiir cali waran cade  labatan sanadod ayu aha wasiir,  wasarad walbana wuu  so maray  halka ugu dhaw ee degankisii wa  saba wanag iyo hargaysa bari  halka ugu foogna wa xis iyo madh hadii uu  mar uun xata laba qol oo iskul ah uu dhisi laha tarikhda aya lagu xusii laha iskaba da yaga hadalkoda wasiradan kaloo
 
hadaba waxaa ugu ayan daran  reerkaa kuwasii wasirada u noqdeen ee siyasad iyo mamul wanaag  iyo waxqabad ka sugayaan  ninbaa yidhii waar hebeel mu dhimaan ninki kala yidhii ader wu dhiintee ka samiir  waxaan leyahaay  adeer kuwanii way  inaga dhintenee ka samraa oo idinku degankina iyo bulshadinaa dhista   
garaad cabdiqani maxamed cabdilahi