MUJ: AXMED MIRE OO TACSI TIIRAANYO U DIRAAYA MARXUUM XILDHIBAAN YUSUF DIRIR CABDI OO MAGAALADDA MOQDISHO LAGU DILAY.

INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo ku sugan dalka Ingiriiska gaar ahaan London , Xaaskiisa iyo caruurtiisu waxa ay tacsi tiiraanyo xanbaarsan u dirayaan Geerida Naxdinta leh ee ku timid Alla Ha u naxariistee MARXUUN  Xildhibaan Yusuf Dirir Cabdi iyo Darawalkiisii Mukhtaar Maxamuud Cali (Dhaqane) oo lagu dilay magaaladda Moqdisho 23.5.15, Waxaanu si gaara Tacsi ugu dirayaa xaaskiisa iyo Caruurtiisa geerida axmaq nimadaa ee loo geystay.

Waxaanan marlabaad  ILLAHAY  uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Amiin       Amiin          Amiin

Salaanmedia/London

Â