Ninkii Dillay labbadii Sarkaal ee Ciidamada Qaranka Ahaa Ma Super Man Ayuu Ahaa Oo Wuu Duulay” Gudomiyaha Garabka Haweenka Ucid Finland Marwo Samia Omar

marAnigu Ah Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse Waxaan Tacsi Tiiranyo Leh O Diraya Dhaman Ahaladi Iyo Qaraabadi Ay Ka Baxeen Labadi Marxuum ee Gacanta Ka Xaq Darani Ay Ku Dishay Qurilugod. Waana Arin Aad O Xun Oo Dhaawac Ku Reebtay Qof Kasta O Damiir Leh O Reer Somaliland Ah.

Waxaan Layaabay Maanta Haddi Ay Dawladdo Rabto Muddo Kordhin Si Tartiib Leh Ayay O Soo Bandhigi Kartay Qorshaheedi Oo Ceeb Maaha ?? Laakin Inay Kulba Filim Hindi Yar O Rabsha Wata Ay Hoos Ka Soo Abaabusho Maaha !!! Meesha Ciyaal Yar Yar O Been Loo Sheegi Karo Ma Joogan!!!!

Qorshihii Diiwan Galinti Markii La Idin Ku Fahamy Ino Yahay Wakhti Lumis Ayaa Haddana Raadiseen Xiilad Kale Oo Aad Wakhtiga Ku Dishaan , Laakin Ayaan Daroo Weeyaan

In Maanta Gabiley Laga Dhigo Dhiigi Carooteedi Wakhti Lumis Manaaha Wax Caqli Gali Kara !!! Ninka Labad Sarkaal Dilay Ma Super Man Ayoo Ahaa O Wuu Duulay???

Mudane Madaxweyne Shalay Gabadhaadi Arooskeedi Waan Ku Wada Faraxnay Oo Hambalyo Ayaan Meel Kasta Oga Soo Dirnay , Laakin Mudane Madaxwayne Adigu Waxaad Naga Bakhiishay Tacsi Tiiranyo Leh Iyo Samir Iyo iimaan. الكلمه الطيبه صدقه . Maanta Mudane Madaxwayne Adiga Ayaa Xaalda Gabiley Dajin Kari Laaha Laakin RRU Inaad Soo Dirtid May Ahayen Waayo Meesho Iraq Maaha Ee Waa Gabiley !!!????

Mudane Madaxwayene Haddi Ay Waxaas Oo Dhan Aad Leedahay Qadar Allah Ayay Ku Dhaceen Waayahay Aaski Qaran Ee Ciidamada Qaranka Adoonka Dhan Ay Ka Wada Sinaayeen Maxaa Ku Dhacay ????!!!!! Madaxweyne Meesha Is Indha Tir Xun Ayaa Ka Socda Allaah Waaxid Al Axad Ayaa Og Maanta Meeshay Naf Waliba Ay Ku Dambeen Doonto, Nabigeeni Muxamed CSW Wuxu Yidhi Waa Inaad Jidka (Laamiga) Aad Xaqiisa Siisaan , Bal Ka Waran Xaqqa Nafta Bani Aadimka Ahna ????!!!!

Waxaan Halkan Aan Rabaa Inaan Jawaab Yar Ka Siiyo Boqor Cismaan Buur Madow Markaad Leedahay Kalsoonidi Waan Kala Noqonay Ucid Iyo Jamal Cali Xuseen Waxaan O Maleenaya Inaad Rabtay Inaad Tidhaahdo Kalsoonidi Waxaan Kala Noqonay Kulmiye Iyo Madaxwaynaha Ee Hore Loo Yidhi Hadal Hilmaam Magalo Ee It’s Ok .

Waxaan Garan Waayay Ilaa Hadda Marko Jamal Cali Xuseen Hadlo O Runta Ka Hadlo Maxay Dawalada Dhani Stand By O Wada Gashaa ?????!!!!!

Godomiyhah Garabka Haweenka Ee Ucid Finland
Marwo Samia Omar Hagi Muse