OGAYSIIS OGAYSIIS XAFLAD LAGU SOO DHAWAYNAYO TAAGEERAYAAL AAD U BADAN OO KUSOO BIIRAYA XISBI WAYNAHA WADDANI OO LAGU QABANAYO MAGAALDA BRISTOL U.K

Waddani logo

OGAYSIIS  OGAYSIIS XAFLAD LAGU SOO DHAWAYNAYO TAAGEERAYAAL AAD U BADAN

OO KUSOO BIIRAYA XISBI WAYNAHA WADDANI OO LAGU QABANAYO MAGAALDA BRISTOL U.KBismilaahi Raxmaani Raxiim 

waxaanu dhamaanba shacabka  reer soomaliland  ee ku nool magaalada Bristol iyo guud ahaabna dhamaan gobolada dalka Ingiriiska ka codsanaynaa inay ka soo qayb galaan xaflad aad u muhiima oo si heersare ah loo soo  agaasimay oo aan kusoo dhawaynayno taageerayaal aad u badan oo kusoo biiri doona xisbi waynaha WADDANI tegerayaashan cusub oo ku qancay

SIYAASADA XISBIGA  WADDANI ,XEERKA GUUD EE  XISBIGA WADDANI IYO  XEER HOOSAADKA  LANTA BRISTOL WADDANI. 
 Xafladu waxay ka dhacaysaa  magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska 
 
Goobta Xafladu ka dhacayso
Malcolm X  Centre  141 City Road St,Paul

Malinta Santida 13/09/2014
sacaduna waa 6.45pm ilaa  11:30Pm
AXMED CARAB

XOGHAYAHA SAXAFADA WADDANI BRISTOL
unnamed