sharciga diiwaan gelinta medeniga ah ee xumuukadu tahriibinayso golaha wakiiladu haka fiirsadaan

 

Sharciga diiwaan gelinta medeniga ah ee xumuukadu tahriibinayso golaha wakiiladu haka fiirsadaan.hadii ay sida xukuumadu doonayso yeelaan oo wadanka u tudhi waayaan oo iyagu hormood ka noqdaan khal khalgelinta wadanka ha ogaadaan cawaaqib xumada ka dhalata inay masuuliyadeeda qaadanayaan iyaga iyo xisbiga kulmiye boog xuna ku noqondoonta oo aan ka hadin.
waxaanu usoo jeedinaynaa in ay u tudhaan wadanka oo ay ka xishoodaan ummadda ay xeerdejinta masuulka ugaga yihiin sharciyada kala hagaaya
oo ay illaahay ka baqaan
hadii ay ku dhiiradaan in ay meelmariyaan arinkaas aan sharciga ahayn ha ogaadaan in aanu u soconayn.
qaranka somalilandna wuu fahmay nin dan gaar ah wata oo aan u tudhayn lexo-jeclona ka lahayn.

MAQAAL

Ahmed Jama

salamanjama1@gmail.com