TACSI…dhaamaan Ilma Ahmed Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI tiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Marxuum Xasan Cige oo ku timid Abahood oo ku geeriyooday Burco…Allah ha u naxariisto.

tacsi21

Anagoo oo ah dhaamaan Ilma Ahmed  Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI  tiraanyo  leh u direynaa dhamaan reer Xasan Cige geerida naxdinta leh ee ku timid Abahood. Xasan Cige oo ku geeriyooday magaaladda Burco shalay 4.10.15  ILAAHAYNA waxaan uga baryaynaa janadii fardoowsa,Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Ilaahay ha siiyo.

Hooyo Amina Aw Muuse Cateeye

Hooyo Xali Cilmi Jibriil

Siciid Ahmed  Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sado Ahmed  Salaan odeygeeda iyo caruurteeda

Hinda Ahmed Salaan  iyo caruurteeda caruurteeda

C/Rashiid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Muna Ahmed  Salaan iyo Odaygeeda iyo caruurtiisa

Farah Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Amiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mukhtaar Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xamse Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ayaan Ahmed  Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Xasan Ramadaan Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/wahaab  Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Nuuradiin    Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Kamaaladiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Dhaamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland,Saudi Arabia,Canada,USA,London,Sweden.

 

Amiin                                   Amiin                           Amiin

 

TACSI

INAALI LLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN