TACSI…Gudoomiyaha SSUK Iiman Maxamed Ciise oo TACSI u diray qoyskii iyo guud ahaan shacbka Somaliland ee uu kabaxay Alla ha unaxariistee Marxuum DR C/qaadir Xaaji Muuse (Muruq leqe)

IMAAN

Gudoomiyaha SSUK  Iiman maxamed ciise oo tacsi u diray qoyskii iyo guud ahaan shacbka  Somaliland   ee  uu kabaxay  alla ha unaxariistee Marxuum C/qaadir Xaaji Muuse (muruq leqe)

Anigoo ah gudoomiyaha jaaliyada SSUK Iman Maxamed Ciise waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyskii iyo dhamaan shacabka Somaliland ee uu kabaxay alla naxariis tii jano haka waraabiyee Marxuum Dr C/qaadi Xaaji Muuse (muruq leqe) oo ku geeriyooday magaalada burco
Waxaan leeyahay ilaahay Marxuumk a
Ha unaxariisto dhamaan teena samir iyo Iman ha inaga siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAAMIIN