War DEG-DEGA…Farah Mohamed Shirdon oo Soomaali-Canadian ah oo ka dagaalamaayey Siiriya oo la sheegay in uu dhintay oo saxaafada ka muuqday…

Farah Mohamed Shirdon oo Soomaali-Canadian ah ayaa saxafadda reer Galbeedku ku sheegeen in uu dhintay oo lagu dilay dagaaladda ka soconaaya Siiriya iyo Ciraaq ayaa si kadis ah uga muuqday saxaafada,Waxa uuna ku hanjabay in uu dhawaan falal ka sameyndoonaan mareykanka dhexdiisa…

Daawo Muuqaalka..