Warbixin Xasaaasiya….SHIRWEYNAHA URURKA SAHAL IYO SIYAASIYIIN DAAROODA OO KULAN GAARA LAQAATAY RAYSALWASAARAHA

unnamed

waxaa nasiib darro ah dalka somaliya in maalin walba loo magacaabo masuuliyiin kumashquulsan danaha qabiilkooda oo aan danta guud ee qaranka somaliyeed eegaynin, halkan waxaan kusoo bandhigaynaa raysalwasaaraha somaliya oo sigooni ah ila kulmay qabiilkiisa kaadiriinta siyasada kuwa gadaal kahaga ururka sahal oo utaagan(sade=mareexaan,absame ogaadeen,harti=majeer dhulba iyo warsangali,awrtable,iyo laylkase) ururkan sahal waxaa ladhisay markii cabdilaahi yuusuf madaxweynaha ahaa waxaan gudoomiye iyo kuxigaan kakala ah nin layidhaahdo abdirashiid oo lasawiran raysalwasaaraha markii sheperds bush lagu kulmay iyo bermingham,kuxigeena waxaa ka ah raysalwasaaraha waxaa nasiib darro ah in raysalwasaarihii qaranka somaliyeed uu madax uyahay urur qabiilkiisa gooni umatala, waxaa halkan kamuuqata in loo tashanayo.

Madaxweynaha iyo dammu jadiid oo iyagu kumashquulsan sidii ay uridi lahaayeen raysalwasaaraha shacabka soomaaliyeedna way kudhex baaba’ayaan labada urur ee sahal iyo dammu jadiid dagaalkooda, waxaan kubaaqayaa dhammaan shacabka somaliyeed inay katashadaan mustaqbal xumada kasoo jeeda labada urur ee midi yahay urur diimeed midina uu yahay urur qabiil masiirkooda inaanay udaba fadhiisanin.

Habiil Cabdi Haybe

London