Waxaan halakan Tacsi tiiranyo leh uga dirayaa shacab waynaha reer Gabilay iyo dhamaan qaraabadii iyo Qoysaskii ay ka geeriyoodeen labada sarkaal

TACSI
ucid tacsi

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaan halakan Tacsi tiiranyo leh uga dirayaa shacab waynaha reer Gabilay iyo dhamaan qaraabadii iyo Qoysaskii ay ka geeriyoodeen labada sarkaal in Ilaahay naxariistii janada ka waraabiyo, iyagana Samir iyo iimaan ka siiyo.
Xukuumada Somalilandna waxaan ka codsanayaa in sida uugu dhakhsaha badan in lagu soo qabto cidii ka dambaysay dilka foosha xun ee loogestay madaxdii Somaliland ku nabdoonayd, 
hadiikale shicibku waxay  u arki karaan in qabyaalad  lagu dilay si arintaas looga hortago waa in sida uugu dhakhso badan cadaalada la hor keeno laguna xukumo cadaalada.
                                   
Wabilaahi towfiiq  cadaladana ilaahay ha ina garansiiyo aamiin          

                        ABDILLAHI OMAR HUSSEIN ( Shaqale ). 
XOGHAYAHA KALUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADA EE XISBIGA UCID