XILDHIBAAN WAABEYE IYO WASIIR WARANCADE OO NOQDAY LABA DAAQUUD

XILDHIBAAN WAABEYE IYO  WASIIR WARANCADE OO NOQDAY LABA DAAQUUD

 MAQAAL

Xildhibaan waabeye oo ku hor kici jiray damiir laawaysha xildhibaanada laga soo diro madaxtooyada iyo cali warancade oo ku biiray damiir lawaysha.

Maalin dhaweyd oo uu gudomiyaha baarlamanku ku maqna Dubai ay wax la is yidhi dhaafiya barlamaanka xeerkii uu soo qorqooshay  Cali Warancade iyo Xirsi. Xildhibaanada hor kacaayey waxaa ka mid ah Mr WAABEYE oo in kasta oo xisbiga waddani dhowr jeer UU digniin culus ka siiyey  in uu ka waantoob dibindaabyad uu ku hayo asag iyo  Cali mareexan golah iyo gudoomiyahaba hadan kolba geed isku soo qarinaaya. Maanta wax uu isla soo taagey Cali warancade ayaan taagerayaa, Mr warancade oo bar yahay danbe la soo baxay inuu guul wadanimo aan hore looga baran oo siisanaaya wax kasta gursigiis wasiirnimo ayaa waxa iska cad in uu Madax weyne Siilanyo badali doon marka ay doorashad soo dhawaato.

Waxa maaqalkan igu kalifay markii aan maqlay in WAABEYE ku jiray kuwa hor kacaayey xeer qorqoosh kii dhicsoobay malintii dhawey waayo wax uu xaqiiqsada in anay reer OODWEYNE dib u soo dooranyeyn. Sidaa darteen wax la gudboon in uu ka waantoob daaqudnimadan oo ka fakiro dadkii soo doortay..

 Ismail Raage raage  

ismail@yahoo.com

WBT