Xisbiga WADDANI Oo Mubaarik Cabdi Xasan Buuni U Magacaabay Xoghayaha Dalxiiska Iyo Dhaqanka Ee Waddani

Xisbiga WADANI Oo Mubaarik Cabdi Xasan Buuni U Magacaabay Xoghayaha Dalxiiska Iyo Dhaqanka Ee Wadani

unnamed (9)Sep 9, 2014 Hargeysa(SM) – Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradk ah ee WADANI Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi ( Cirro ) ayaa u magaacabay Mudane Mubaarik Cabdi Xasan Buuni In Noqodo Xoghayaha dalxiiska iyo dhaqanka ee xisbiga wadani, markii uu arkay waayo aragnimadiisa iyo khibradiisaba.
Hadaba war=saxaafadeedkaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada wararkaee Cadceed.com ayaa u dhignaa sidan:

unnamed (10)

 
 

Comments are closed