Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Cusub U Magacaabay Gobolka Awdal

image

 

 

 

 

 

Oct 2, 2014 Hargeysa(SM) – Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCIDEng, Faysal Cali WaraabeMarkii ay u Soo jeediyeen Guddida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Awdal
JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Ref /UCID/053/2014 Date :-02/10/2014
Xil-magacaabis Masuuliyiinta Gobolka Awdal
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCIDEng, Faysal Cali WaraabeMarkii ay u Soo jeediyeen Guddida iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Gobolka Awdal Waxa uu Magacaabay maanta oo ay Taariikhdu tahay02/10/2014Masuuliyiinta Gobolka Awdal waa Masuuliyiinta Hoos Ku Qoran :-
1.Xidhiidhiyaha Awdal iyo Salal. Md, Cumar Daahir Cimli
2 .Gudoomiyaha Gobolka Awdal.Md, Cabdirashiid Ibrahim Isaaq
3.G/Ku-Xigeenka Gobolka Awdal. Md, Axmed Cabdi Cabdilaahi
4. Xoghayaha Gobolka Awdal. Md,Xasan Cabdikariim Miicaad
5. Gudoomiyaha Garabka Haweenka. Marwo, Hibo Cabdi Yusuf
6.Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada. Md,Sakariye Cabdilaahi Diiriye
7.G/Ku-Xigeenka Garabka Dhalinyarada. Md.Axmed Cabdisamad Cismaan
8. Xoghayaha Dhaqaalaha .Md, Cumar Miicaad Caynaan
9. Xoghayaha Abaabulka.Md, Yusuf Cabdi Cali
10.Xoghaynta Asma Xasan Muxumed
Isla markaana waxa la farayaa Masuuliyiintaa kor ku xusan in ay hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday, Waxaanu Illaahay uga baryaynaa in uu u fuduudeeyo hawsha loo magacaabay.
ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng. Faysal Cali Waraabe