BAAQ BEEL WEYNTA BARE ABDARAXMAAN WAXAY HIIL IYO HOOB LA GARAB TAAGAN TAHAY MADAX-WAYNAHA JMS AHMED MOHMED MOHAMUD SIILAANYO‏.

BEEQ BEEL WEYNTA   BAREADARAXMAAN  WAXAY HIIL IYO HOOB LA GARAB TAAGAN TAHAY MADAX-WAYNAHA JMS AHMED MOHMED MOHAMUD SIILAANYO‏.

baaq tageero

(Date 12 Oct 2014) Beelweynta Bare Adaraxmaan ee gobolada Sool,Sanaag,Saaxil,Togdheer,Saraar,iyo Buuhoodle ah na beesha ugu degaanka iyo faraha badan  beel weynta  habarjeclo waxaanu halkan ka cadaynayanaa in aanu hiil iyo hooba la garab taagahanay madaxweynaha Somaliland Ahmed Mohamed Mohamud  Siilaanyo Xafidahulaah  Waxa Uuna  Mutaystaa In Mar Labaad Loo Sunto Hogaaminta Shacabka Somaliland , Waana Mid Ka timi Shacabka JMS , Madax-wayne Siilaanyo Waxa Uuna Si Bilaa Turxaan Ah Uu Qanciyay Dhamaan Beelaha Somalailand Dega Bari ilaa Galbeed.

Waxaa Maalmahan Soo Baxaayay Tabasho Ay Soo Gudbinayaan  qaar ka mid ah beelaha habar jeclo Tabashadaas oo Salka Ku haysay Isiraac Siyaasadeeda, Mana Aha Mid Beeshu Uu Dhan Tahay Mana Ah Mid Lagu Raacsan Yahay Tabasahada Ay Soo Gudbiyeen Waa Mid Ku kooban Shikhsiyaadkii Ka Hadlaayaye Arintaas oo hunguri doon ah.

Madaxweynaha waxaa aanu ka codsanaynaa in aanu u joojin kuwa hada bilaamay qabyaalada iyo qabiil wax ku doonka ee ka mid ah beelaha habar jeclo ku was oo mooday TV iyo Internet laga hadlo in dowlada wax lagu yeelikaro.

Beelweynta bareadaxmaan Markii Hore Waxaan Door Ku Lahayn oo Aan Geed Gaaban Iyo  Mid Dheerba UU fuulnay Sidaan Madax-waynah Somalilanad Uu Soo Saari Lahayn Taasina Way Hirgashay.

Imikan Hiil Iyo Hooba Hadaanu Nahay beelweynta bareadaxmaan  Waxaan La Garab Taagan Nahay Madax-waynaha JMS Ahmed Mohamed Mohamud Aadan Siilaanyo.

Madax-Wayne Waxaan Nahay Garabkaag , Hadaanu Nahay Dhalinyarad a waxgaradka, aqoonyahanka, odayaasha  beelweynta bareadaraxmaan sida aad Waxa Uu Maamulaysaan Waa Mid Naqancisay Dhamaantay, Waxanad ka Rumaysay Himiladii Aaan kugu Dooranay Ee Bulshada Ay Beeshu Ka Mi Tahay Ku Caleemo Saartay.

Waxaan Xaal Iyo Raaligeln Ka bixinaynaa Cid Qasta Qofkasat iyo waliba Ruux  Walba Oo lagu Aflagaadeeyay Qoraalkii aan Loo Dhamayn Ee Ay Soo Saareen  Shakhsiyaadka sheegtay beesha muuse abokor  Dannaha Gaara Wataa Waana Arin Aan Aaad Uga Xun Nahay Dhaleecayntii Loo Gaysatay Shakhsiyaadka Hawlahood si Sharafle Uu Gudanaaya , Waana Mid Aan Mar Labaad Iyo Mar Saddexaadba Xaal Ka  Bixinayno

1. Jaamac Abdi Geelle

2. Faarax Barre Hasan

3. Yaasiin Xaaji cali Samatar

4. Maxamuud Xaaji Salaax xirsi

5. Axmedjamac Maxamuud

6. Ibrahim cali Jaamac

7. Cali faarax  Ducaale

8. Siciid nuur jamac

9. Saalax Maxamuud shire

10. Maxamed Cali gaadiid

11. Aadan Geelle cige

12. Yaasiin Maxamed ugaas

13. Cabdi Axmed cajab

14. Maxamed Xaaji cali

15. Sheikh Maxamed Saleeba yaasiin

16. Sheikh Maxamuud Said hiirad

17. Maxamuud Warsame Cabdi

18. Axmed Xasan abdi

19. Yaasiin Ibrahim Aadan

20.  Saalax Dhamac faarax

21. Cabdi Cawke maxamuud

22.Adam Mohamoud

23.  Xirsi Guray abdi

24. Jaamac Geelle yusuf

25. C/Raxmaan Maxamed farjar

26. Maxamed Cige aadan

27. Xasan Cawil dhilif

28. Maxamuud Maxamed guuleed

29. Muuse Xaaji jamac

30. Cabdirashiid Xasan furqaan

31. Ibrahim Mire aadan

32. Jaamac Cali koore

33. Maxamuud Yusuf abdi

34. Jamaal Cabdi aadan

35. Siciid hasan Tuke

36. Maxamed Xasan mire

37. Maxamed Cilmi jamac

38. Maxamed Dubad geedi

39. Bilaale cali xasan

40. Xasan Axmed tarabi

41. Cabdi Salax jamac

42. Maxamuud Cali cawil

43. Colaad Cali cilmi

44. Saalax Dhamac faahiye

45. C/Naasir abdi faarax

46. Saleebaan Maxamed halac

47. Daad Xaaji Dirir xirsi

48. faraax jamac afyare

49. Axmed Barre jamac

50. Cali Maxamed cali

51. Cali Axmed  maxamuud

52. Mohamed Ali jabal

53. Jaamac Cali geedi

54. Siciid Jaamac ileeye

55. Axmed Jaamac daahie

56. Jaamac Maxamed haybe

57. Saleebaan Jaamac abdi

58. Cabdisalaan Diiriye axmed

59.C/salaam Cumar jibriil

60. Cali Ismaaciil cali

 Afhayeenka beelweynta bareadaraxmaan  jama hasan Duale

Seed111@hotmail.co.uk