Beesha Jibriil Yoonis Ee Samaroon Oo Si Mug Leh U Taageeray Xisbi Mucaaridka Waddani

image

Boorama(SM)Beesha Jibriil Yoonis Ee Samaroon Oo Si Mug Leh U Taageeray Xisbi Mucaaridka Waddani.
Bayaan Ay Beeshu Soo Saartay Halka Ka Akhri
hadaanu nahay waxgaradka,siyaasiyiinta, aqoonyahanka dhaliinyarada ,culimaa udiinka, beesha Jibriil Yoonis waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanu simugleh taageero, cudud iyo codba ugu shubayno xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo u ragno inuu yahay xisbiga kaliya ee maanta somaliland midayn kara , beesha iyo deegaankuba waxba looma qaban , saamigii ay beeshu xaqa u lahaydna hungo ka taaganyihiin, beesha oo degaankeeda ay ka jirto baahiyo oo ay kaalinta waxqabadka dawladdu ka maqnayd mudadii haysatay xukuumada siilaanyo, sida kale na waxaanu la garab taagan nahay musharaxa xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro, waxaanu u soo jidinayana beelaha samaroon inay taageero buuxda siyaan Xisbiga Waddani .
· Suldaan Cabdi salaan Maxamed Guray
· Suldaan Xasan Xaddi
· Cheif Caaqil Barkhad Geeddi Faahiye
· Caaqil Daahir Obsiiye
· Caaqil Shide Faahiye Cige
· Caaqil Xasan Maydhane
· Caaqil Jibriil Aw Siciid
· Caaqil Meecaad Carraale
· Caaqil Cabdi Cabdilaahi Qayaad
· Caaqil Cilmi Cabdi Caddawe
· Abibakar Siciid Cali
· Mudane Xuseen Cawaale
· Faarax Cumar Jibriil
· Ibraahim Cilmi Boon
· Xuseen Cige Guuled
· Cali Daahir Cabdi
· Cabdiraxmaan Farax diriwaal
· Mustafe Miicaad Allale
· Xasan Nuur Allaale
· Yuusuf Bashiir Maxmuud
· Axmad Maxamud Kayd
· Maxamud Awcali Jibiil
· Maxamed Rashiid Cige
· Rashiid Cabdale Saalax
· Nuur Xiis Ducaale
· Maxamed Cilmi Axmed
· Siciid Cabdi Guray
· Maxamed Guray Jaamac
· Xasan Xadi Axmed
· Mustafe Nuur Timacade
· Cabdale Farataag
· Axmed Muxumed Sacad
· Maxamud Cumar Sheekh Ibraahim
· Dr. Mooge Urdoox
· Cumar Jamac Oday
· Cabdirasaaq Mawliid Cali
· Sheikh Cilmi Faraax Rooble

Salaanmedia/Boorama