Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale oo Shaciyey inuu u Sharaxan Yahay Golaha Wakiilada Somaliland ee Gobolka Saaxil

unnamed

London30Oct14  Kulan ay isku yimadeen waxgarada iyo odayaal dhaqameedka Gobolka Saaxil ee ku dhaqan Uk  Ee uu ka soo jiido Musharaxa Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale ayaa waxay taagero buuxda iyo inay is garab istagaan Aqoon yahan Cabdilaahi Cumar Xuseen Shaqale oo isku soo sharaxay Golaha Wakiilada Somaliland kulankan oo ka dhacay Galbeeka London ayaa waxay ku tageereen Cabdilahi inuu yahay Musahraxooda gobolka Saaxil una wax wayn ka badali doono horumarka gobolka.

Cabdilaahi Cumar oo shaciyiey Musharaxnimadiisa aya waxa hadal Koban iyo mahad naq u soo jeediyey odayashi iyo haweenkii soo abaabulay kulankan waxana uu sheegay in u yahay musharaxa Golaha wakiilada somaliland oo aan mduo dheer ayaan ka soo fakirayey oo aan la tashi badan la samyey bulshadayda kala duwan waxa ii cadatay in loo bahan yahay xildhibaan dacada oo dalkiisa iyo dadkisa wax u qabta iyo qaranka somaliland waxana waxgaradkayga iyo ku war galiyey damacayga waxana uga mahad celinaya sida ay ii garab is tageen kulankan waxana ale uga baryayaa in ii fudideeyo.

Salaanemdia desk