Cirsi Ruuxa Ku Xiga Haku Noqon Cadawgi Cirib Tiray Walaalki!!!! by,Saamiya xaaji muuse (+ Daawo heesta)

Godomiyaha Garabka Haweenka Ee Ucid Finland Marwo Samia Omar Hagi Muse oo Xukumadda Somaliland Ku Cambaaraynasa Habki Foosha Xumaa Ay Ciidamada RRU Kula Kcday Mujaahidiinti SNM Iyaga O Kugu Dajira Xuski Maalinti Shuhada’da Ee SNM, Waxaanan Ka Xumahay In Madaxwaynihi Mudane Silanyo O Isaguba Ka Mid Ahaan Jiray Mujaahidiinta In Aano Wax Canbaareen Ah Ka Odhan O Ay Arintaasi Noqon Doonto Inay Xukumada Maanta Talada Haysa Aanay Wax Qadarin Ah O Hayenin Suhada’ada SNM.
Heestan Waa Hees Ka Hadlaysa Dareenkayga Ku Saabsan Habka Dawlada Maanta Talada Haysa Ay Xuquuqda Mujahidiinta Ku Tumatay. Cirsi Ruuxa Ku Xiga Haku Noqon Cadawgi Cirib Tiray Walaalki!!!!


Heesta maanta aan usoo doortayna waatan ee ila daawada.


http://youtu.be/AVDL-D5rIdg