Daawo Beenta dadka loo sheegaayo..Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii uu hogaaminaayey oo Barlamaanka Ingiriiska la kulmay….!!!

Waxa TVga qaranka Somaliland laga sii daayey sida aad aragtaan in Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayaa ay kulan ku yeeshay aqalka barlamaanka Ingiriiska ee Xarunta London (Westminister) lana kulmeen madax ka tirsan Dalka Ingiriiska..Sida aad aragtaan Kulanka aad aragtaan waa kulankii lagaga arinsanaayey  Qodobada  maalin ka hor intaan shirkii Shalay Salaasa 14.10.14 dhicin…tan oo kale waxa ay cadeynaysaa in arinkan oo kale aanu ahayn wax qarsoodi ah loona baahan yahay in dadka reer Somaliland laga daayo jaha wareerka iyo mala awaaalka aan jirin… Ufiirso muuqaalka…

Salaanmedia/London